SE04EP03 Waa Layga Guursaday 4

Codka Ubax - Podcast autorstwa Ismaaciil C Ubax

Send us a text Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday" qaybtiisii afraad. Waxa qaybtan ku jira labada sheeko ee la kala yidhaa "Jacayl-ku-xigeen" iyo "Wuu Iga Adkaa". Dhegaysi wacan! Support the show