SE04EP06 Jawhar: Jidkii Dheeraa ee Saxaafadda
Codka Ubax - Podcast autorstwa Ismaaciil C Ubax

Kategorie:
Send us a text Wax ka baro magaalada Jawhar oo ah halka uu ku dhashay Siciid Xagaa Afrax. Siciid oo saxaafadda ku jirey muddo 20 sannadood ah, waxa uu ka warramayaa jabkii uu u soo maray mihnaddiisa iyo sidii uu uga gudbay caqabadahaas. Dhegaysi wacan! Support the show