SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga
Codka Ubax - Podcast autorstwa Ismaaciil C Ubax

Kategorie:
Send us a text Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu midaysay, yoolkooduna mid yahay. Dhegaysi wacan! Support the show