EPISODE 174: 5 TAAN XUDUUDOOD NOLOSHAADDA U SAMEYSA
Halwo Ali: Life coach - Podcast autorstwa Halwo Ali
Kategorie:
NOLOSHAADDA MARKA AY XUDUUDO KUU LEEDAHAY DADKA MA KUGU SOO XAD-GUDBIKARAAN. 1. Shan xuduudood oo muhiim ah.1. Emotionally boundaries, xuduuda khiirooyin. 2. Material boundaries, xuduuda waxyaabaha aad leedahay3. Time energy boundaries. Xuduudaha waqtigaada 4. Mentally boundaries. Xuduudaha fekerkala duwanaashaha 5. Physical boundaries. Xuduudaha jirkaaga.