”Wax walba waan haystaa, noloshana waan nacay”
Reer Guuraa - Podcast autorstwa Muna iyo Shukri
Kategorie:
Qaybtan waxaanu idinla wadaagaynaa talooyin ay na soo waydiisteen dhagaystayaashu. Waxaanu kaga hadlaynaa sababaha keeni kara, in uu qofku dawo raadsan waayo, marka ay haleelaan xanuunada maskaxda ku dhaca.
