Waa maxay Hab dhaqanka Walidiinta loga bahanyahay?

Somali-happyFamily Podcast - Podcast autorstwa Sahra Sheikh Hussein

Podcast artwork

Wax yaaalaha Waaalidka  Ay tahay inuu ilaaliyo. Maadamaa uu yahay Hogaamiyaha Qoyska! Waxaan ka hadli doonaa  sida uu Noqonkaro Waalid ku dayasho Mudan Si Caruurta Ay u helaan Hogaamiye Fiican ama Tababare Wanaagsan.