Hordhac
Xidhiidhada Nolosha Podcast - Podcast autorstwa Amaal Haybe - Wtorki
Kategorie:
Fariin ii reeb :) Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo ay idiin soo gudbin doonto Amaal Haybe oo ah tababare nololeed oo qabilsan xidhiidhada iyo horumarinta habfikirka. Halkan Kala soco salaasa kaste todobada iyo badhka fiidnimo mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada kala duwan ee ka tirsan noloshaada iyo cafimaadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
