Qanaacada
Xidhiidhada Nolosha Podcast - Podcast autorstwa Amaal Haybe - Wtorki
Kategorie:
Fariin ii reeb :) Ma ku qanacsantahay halka aad maanta joogtid marka loo eego xidhiidhka aad naftaada la leedahay iyo ka dadka kaleba? Xalqadan waxan kaga hadlay waxa ay tahay qanaacadu marka laga hadlayo horumarinta habfikirka togan iyo siday qayb uga noqon karto horumarinta xirfadaha xidhiidhada. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
