Muqdisho Podcast
Podcast autorstwa Kamal
129 Odcinki
-
Police soomaaliya abaal Marin ku bixinaya eedeysanayaal baxsad ah
Opublikowany: 10.02.2024 -
Dood Siyaasadeed Waxka Bedelka Dasturka iyo Dowladnimada Presidential iyo Parlimentry
Opublikowany: 25.12.2023 -
Hadal Jeedinta Jimcaha ee Madaxweyne Xasan Shiikh Dastruka waa in la dhemeestira. looma dhama aan joojino.
Opublikowany: 22.12.2023 -
Munaasabda 80 Guurda Cidanka Poliska Somaliyed iyo Qorshaha 40 kun Ciidan cusub oo Somaliya loo dhisayo
Opublikowany: 21.12.2023 -
Dadka Naafada Soomaaliyeed oo Ka Hadlay Deynta laga cafiyay dowlada soomaaliya.
Opublikowany: 19.12.2023 -
Sheekadii 3 Nin oo ka beensheegey nimcadii lasiiye oo hadan dib loga naqasday.
Opublikowany: 18.12.2023 -
Sheekada Odey Wayeel iyo sedexdiisa wiil dhaxalka
Opublikowany: 4.11.2023 -
Sheekada Boqorka Masjidka Dhistay Ajarkisa Ay ka Qadtay Haweeyney Faqiir ah
Opublikowany: 2.11.2023 -
chines finance reform meeting and Kenya independence Prince Charles third visit Nairobi
Opublikowany: 1.11.2023 -
MAXKAMDEEYNTA GENERAAL SHEEGOOW IYO CIIDANKIISA
Opublikowany: 28.10.2023 -
Qudbada Shiikh aadan Madoobe oo ka Hadlay qorsh dowald federlak somalieyd
Opublikowany: 27.10.2023 -
Waxbadan ka Ogoow Qawaarijta
Opublikowany: 27.10.2023 -
golaha wasiirada oo musharkooda ugu deeqay dagaalka iyo ciyaaro sport lagu qabtay degamd luuq iyo belo somaliyed oo ku heshiiye iskuxunka shareecada islamka
Opublikowany: 26.10.2023 -
Meeydka Shiikh Ooyaaye oo Muqidshu Lagu Duugay iyp Qudbada Madaxweyne Dani uu ka Jediye Parlamka PL
Opublikowany: 25.10.2023 -
Buundo laga dhisay maagalada Muqdisho, Tahriibayaal dalka dib loogu soo celiyay
Opublikowany: 25.10.2023 -
Baaq Nabadeed oo loo diray beelaha Shabelede dhexe isku dilaya, iyo qodobo kale
Opublikowany: 24.10.2023 -
Xulka 15 jirada, Baaq Nabaded, Xukun Maxkmad iyo Wasirka Gasgandhiga oo Amray Dagaal
Opublikowany: 23.10.2023 -
The Somali Journalists Statement, and the Somali speaker of the Parliament…
Opublikowany: 22.10.2023 -
Maxkmad Xakuntay Gacankudhigle, Xaalda Dadka Belwedeyne, Diignoo ay Soortay Hayda Maryenta Maboyinka iyo Dowlad oo xirta Tiktookyo
Opublikowany: 22.10.2023 -
Xamaas oo Siideeysay Maxabiis, Qarax lagu Fashilay Muqdishu, Deencafinta Somalia iyo Iskuul loo dhisay dad ka Deganka Abaaydhaxan
Opublikowany: 21.10.2023
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….
