3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada.

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah - Podcast autorstwa Nazreen Zallah

Xalqadan waxa aan kaga hadlay Maamulka, maaraynta la dhaqanka iyo fahmida dareemada. Waxa aan kaga hadlay 3 shay oo kaa caawin doona inaad fahanto dareenkaaga, inaad la dhaqanto waxa aad dareemayso sidoo kalena aad maamusho.Fahamka dareenkaagu waxa uu kaa caawin doonaa in aad noolaato nolol aad la dhaqmi karayso naftaada, noloshaada iyo noolaan-shiyahaaga.