Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Podcast autorstwa Nazreen Zallah

Kategorie:

31 Odcinki

  1. EPO10: Way kuu hagaagaysaa ilaahay idamkiisa| Xasuusin iyo xasiloni.

    Opublikowany: 4.09.2024
  2. EPO9: 9 Qodob oo kaa caawin doona ina aad xasiloonaato gudo ahaan| Xasuusin iyo xasilooni.

    Opublikowany: 3.09.2024
  3. EPO8 Xasuusin iyo xasilooni| Ma tihid qofkii aad ahayd mudooyin kahor.

    Opublikowany: 6.08.2024
  4. EPO7 Xasuusin iyo xasilooni| Muhiim maaha in aad guursato!

    Opublikowany: 29.07.2024
  5. EPO6 Xasuusin iyo xasilooni| Dadka wanaagsani waa arsaaq.

    Opublikowany: 19.06.2024
  6. EPO5 Xasuusin iyo xasilooni| Qaladaadka aynu galno iyo kuwa laynaga galo!

    Opublikowany: 28.05.2024
  7. EPO4 Xasuusin iyo xasilooni| Nasriga iyo guusha cid gaar ahi malaha| وتلك الأيام نداولها بين الناس “.

    Opublikowany: 19.05.2024
  8. EPO3 Xasuusin iyo xasilooni| Naftaada ka saamax doorashooyinkii qaldanaa!

    Opublikowany: 5.05.2024
  9. EPO2 Xasuusin iyo xasilooni| Dadka ka fagoow fogaanshiyo qurux badan.

    Opublikowany: 30.04.2024
  10. EPO1 Xasuusin iyo xasilooni| Raali-galinta dadka.

    Opublikowany: 25.04.2024
  11. Maxaynu uga baahanahay in aynu garab kala helno? |Taageerada maskaxda iyo Qur.aanka | Mental support.

    Opublikowany: 22.03.2024
  12. Talooyin gabdhaha quseeya 🌸

    Opublikowany: 11.03.2024
  13. 12 qodob oo kaa caawin doona u diyaar garawga bisha ramadaan.

    Opublikowany: 3.03.2024
  14. Waa maxay sababta aynu wax u raagsano, marka aynu helno wixii aynu raagsanayna uga xiiso dhacno helida kadib?

    Opublikowany: 21.02.2024
  15. Codka gudaha| الصوت الداخلي | Qalbiga iyo caqliga midkee go.aanka laga gaadhaa?

    Opublikowany: 12.02.2024
  16. Garaadka caadifada|‎الذكاء العاطفي |xirfada fahamka iyo la dhaqanka naftaada iyo nafaha dadka kugu xeeran.

    Opublikowany: 4.02.2024
  17. Maxaan ka bartay aayadaha ugu horeeya suuratul baqra| Muhiimada Qur.aanka

    Opublikowany: 22.01.2024
  18. Ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.

    Opublikowany: 14.01.2024
  19. Qaybteena caruurnimo iyo dhaawacyadii yaraanimo| Waa maxay qaybtaada caruurnimo | inner child

    Opublikowany: 23.12.2023
  20. 2023 dabiicadahan nabad galyee | shakhsiyada daciifka ah. ضعف الشخصية

    Opublikowany: 4.12.2023

1 / 2

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona. Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay. "Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".