Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Podcast autorstwa Nazreen Zallah

Kategorie:

31 Odcinki

  1. 3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada.

    Opublikowany: 25.11.2023
  2. Jacaylka caqliga, jacaylka qalbiga iyo jacaylka isu miisaaman | ogaalka quseeya jacaylka Q2

    Opublikowany: 17.11.2023
  3. Ogaalka quseeya jacaylka!!, waa maxay jacaylku? Muhiimada jacaylka.

    Opublikowany: 7.11.2023
  4. 5 wax oo kuu fududeyn doona in aad naftaada barato.| muhiimada is-barashada.|know thyself|

    Opublikowany: 29.10.2023
  5. Waa maxay sababta aad dareen ahaan u daalan-tahay? | Emotional exhaustion |

    Opublikowany: 20.10.2023
  6. Ruux kaste oo dareen ahaan daalayoow, way kuu hagaagi doontaa ilaahay idankiisa❤️‍🩹

    Opublikowany: 14.10.2023
  7. Waa maxay wacyigu ? | Kala duwanaan-shiyaha qofka ogaalka leh iyo qofka aan ogaalka lahayn|"الوعي "

    Opublikowany: 29.09.2023
  8. Dhibaatada dad isla barbar dhiga | comparison problem.

    Opublikowany: 23.09.2023
  9. Dhibaatooyinka dareemada la kaydsado’ | [Cabir dareenkaaga] Express your feelings and emotions.

    Opublikowany: 15.09.2023
  10. Ku lifaaqanka dareen ee xanuunka inna bida | التعلق | Attachment.

    Opublikowany: 6.09.2023
  11. HORDHAC

    Opublikowany: 16.08.2023

2 / 2

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona. Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay. "Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".