Waa maxay wacyigu ? | Kala duwanaan-shiyaha qofka ogaalka leh iyo qofka aan ogaalka lahayn|"الوعي "

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah - Podcast autorstwa Nazreen Zallah

Wacyigu waa urursiga khibradeed ee isku gaadh gaadha ama isku biir biirsada ruuxa gudihiisa. Waa xaalada ay qofka afkaartu caqligiisa ku kaydsanto, kadib ay afkaartaasi isu gadido khibrad.xalqadan ayaan kaga hadlay qaybo ogaalka quseeya dhagaysi wanaagsan.